
|
|
Arsenal oo wali kahari la Marouane Chamakh..macalinka layliya kxda kubada cagta ee Arsenal Arsene Wenger oo u hadlayay wargayska The Daily Mail ayaa waxa uu sheegay inuu ciyaaryahankaani xili ciyaareedkaani lasoo wareegi doono xili ciyaareedka soo socda isagoona sheegay inuu hafar sano oo heshiis ah uu lasaxiixan doon ciyaaryahan Marouane Chamakh ayaa laf ahaan tiisa waxa uu doonayaa inuu kubiiro naadiga Arsenal ay ka cayaarto horyaalka Premier League dalka ingiriska Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721 |
International Headlines
|













