Chelsea oo gurigeeda hilfaha loogu qaaday …

Ciyaar layaableh ayaa maanta waxay ka dhacday Garoonka Stamford Bridge

Ciyaartasi ayaa waxa ay dhex martay naadiga Chelsea iyo Naadiga Man city waxaa ka dhacday ceeb iyo kala carar ciyaartaani inta ay nan bilaaban qaar kamid ah ciyaartoyda labada kooxood waxay hawada isku mariyeen han jabaad iyo iyo goodir kusaab san ciyaarta

Markii seeriga laga rogay ciyaarta ayaa waxay labada kooxood isku qaadayn weerar aan kala joogsi lahayn labada macalin kee eek ala watay naadiyadaasi waxay udhashayn Talyaani iyagoona horay usoo laylinayay laba naadi oo isku magala ah walina halgaroon oo uu ka dhexeeyo

Ciyaarta markii ay socotay 42 daqiiqo ayaa waxaa gool lagaga nax saday naadiga Man city waxana Goalkaasi Chelsea udhaliyay ciyaaryahan Faranka Lampard 3 saqiiqo kadib waxaa Man city u bar bareeyay ciyaaryahan Carlos Tevez isaagoona madaxa isgu dhuftay Terry iyo Carvalho nuskii saac ee ugu horeeyay waxaa lagu kala nastay 1iyo 1

Markii labad kooxood maclimiintooda ay dardaaran soo sooyeen ayaa waxaa laskugu soonoqday qeeybtii labaad ee ciyaarta 10 qadiiqo markii aysocotay ayaa waxa Chelsea isagoo buubaayo goolkii labaad waxaa ka dhaliyay ciyaarayahan Bellamy Chelsea wixii kadanbeeyay waa ay jaha wareetay waxay socotaba ciyaarta waxaa Chelsea roose kaqaatay Belletti oo badal kusoo galay ciyaarta 10 qadiiqo kadib waxaa roosa kale garka loo suray Ballack kagadaal mrkii uu sixun u dilay Tavez waxaana Man city loo dhigay Rigoore waxana labaystay Tavez

Chelsea oo jihada kawreetay ayaa goalkii afaraad garka loosurya waxaana markii labastay Bellamy sagaashankii markii ay marayso ayaa Chelsea waxay heshay goal layiraahdo muxuutaraa oo uu dhaliyay F. Lampard oo rugiira ahaa sidaan waxaa lagu hasuuqay Chelsea Man city ayaa 6 dhibcood ka aruur satay xili ciyaareedkaa naadigaasi

Chelsea ayaa waxaa u harsan naadiyada West ham ,Aston villa, Blackburn R,Man united Liverpool iyo Portsmouthhada waxay horyaalka ku horkacaysaa 1dhibcood

Labada kooxood waxaa usafnaa

Chelsea

40 Hilario 26 Terry 6 Carvalho 2 Ivanovic 15 Malouda

13 Ballack 8 Lampard 12 Mikel * (60)

39 Anelka 11 Drogba 10 J Cole

Man City

1 Given 5 Zabaleta 3 Bridge 19 Lescott 2 Richards

 

33 Kompany 18 Barry 11 Johnson 34 de Jong

32 Tevez) 39 Bellamy

kulamadii kale ee laciyaaray iyo kuwa caawah iyo maanta lacayaarayo

England - Premier League

Chelsea 2 - 4 Manchester C.

 

Birmingham C. 1 - 0 Wigan Athletic

 

Bolton W. 1 - 0 Wolverhampton W.

 

Burnley 1 - 2 Portsmouth

Stoke C. 1 - 3 Arsenal

 

 

England - Premier League

10:35 February 28

 

13:00 Tottenham H. ? - ? Everton

 

15:00 Liverpool ? - ? Blackburn R.

 

15:00 Sunderland ? - ? Fulham

 

England - League Cup

15:00 Aston Villa ? - ? Manchester U.

Italy - Serie A

Catania 4 - 0 Bari

 

Lazio 1 - 1 Fiorentina

Spain - Primera Division

Getafe 0 - 2 Zaragoza

 

Tenerife 1 - 5 Real Madrid

 

Barcelona 2 - 1 Malaga

Italy - Serie A

11:35 February 28

 

15:00 AC Milan ? - ? Atalanta

 

15:00 Chievo ? - ? Cagliari

 

15:00 Genoa ? - ? Bologna

 

15:00 Livorno ? - ? Siena

 

15:00 Napoli ? - ? AS Roma

 

15:00 Parma ? - ? Sampdoria

 

15:00 Udinese ? - ? Inter Milan

 

20:45 Juventus ? - ? Palermo

 

Spain - Primera Division

 

17:00 Racing Santander ? - ? Almeria

 

17:00 Sporting Gijon ? - ? Osasuna

 

17:00 Valladolid ? - ? Mallorca

 

17:00 Villarreal ? - ? Deportivo La Coruna

 

17:00 Xerez ? - ? Espanyol

 

19:00 Sevilla ? - ? Athletic Bilbao

 

21:00 Atletico Madrid ? - ? Valencia

 

Germany - Bundesliga I.

 

15:30 Hannover ? - ? Wolfsburg

 

17:30 Bayern Munich ? - ? Hamburger SV

 

France - Ligue 1

11:35 February 28

 

Postp. Le Mans ? - ? Bordeaux

 

17:00 Lille ? - ? Auxerre

 

21:00 Paris S.G. ? - ? Marseille

Yusuf Hussein Hassan [Huudda]

 

yuusuf504@hotmail.com

Cell Phone+254-713355721

Nairobi - Kenya

 

11:35 February 28

11:35 February 28

 

 

10:35 February 28