
|
|
Dhaliyaro Somaliyed oo saadaalin ka bixiyay koobka aduunka.. Dhaliyaradaani soomaalida ah oo u kunool wadanka south Africa ayaa saadaalin kala kala gadisan ka bixiyay koobka aduunka ee finalkiisa caawah ay ku mad lan san yihiin Xulalka Holand iyo Spein
Dhalinyadaadaani ayaan intooda badani u dhuul duleela daawasha ciyaaraha Aduunka iyagoona caalah labo dhinac kala taageersan
Ciise Shucayb Maxamed {ciise yare}
Muqtaar Xusen Xasan{Daafa}
Ibraahin Rooble Xasan{KOOfurow}
Dasaxda ugu horayso ayaa waxay usaadaaliyeen koobka aduuna inay ku guulay san doonaan xulka Spein kuwa kalena waay ku timaameeyn inay taasi beentahay oo ay koobkaani qaadi doonaan xulka Holand
Maxamuud maxamed Cosoble {Farxaan}
Liibaan maxamed Cabdi
Shiiskh Daa uud
Balse la arki doonee saadalinta dhalinradaasi iyo cidii kuguulaysato koobka Aduunka
WORLD CUP News Desk
Yusuf Hussein Hassan (Huudda)
yuusuf504@hotmail.com
Cell: Phone: +27835811472
Cape Town - South Africa
|
International Headlines
|












