
|
|
Garsoore yaal soomaaliyeed oo qaban doono ciyaar ka tirsan konfadareshin kap….Waxaa si habsami leh usoconaya koobka loogu magac daray {The Premlimnaries Of Orange CC 2010 } am loo yaqaano Konfareshin kapka oo ay xiligaani kaqayb galayaan ilaa iyo 40 kooxoob ee ka kala socda Wadamada Africa iyadoona kooxo kale ay is kooda uga baaqdayn inay kasoo qayb galaan koobkaasi oo loo ciyaaro sida Championka oo kale Ciyaar ka tirsan koobkaasi oo dhici doonta 28 bishaan oo dhexemari doonto Kooxda Atarako ee kadhisan wadanka Sudan iyo kooxda EL: Amal oo iyana kasocota wadanka Burundi taa oo kadhici doonta wadanka Sudan waxaa ciyaartaasi inay Qabtaa loogu yeeray Garsoorayaal soomaaliyeed sadaxdaani garsoore ee loogu dhawaaqay inay qabtaa ciyaartaasi ayaa waxay kamid yihiin Garsoorayaasha ugu caasn Xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta marka lasoo hadal qaado Waxayna kala yihiin Garsoorayaashaasi 1:Bashiir Shire xaydar {Bootaan} 2:Maxamed Hassan Fiidow 3:C/qaadir Hassan Xayle Sadaxdaani Garsoore ee soomaaliyeed ayaa habeynkii xalay ahaa waxaa ku booqday mid kamid ah Hotelada kuyaal xaafad islii ee magaalda Nariobi kagadaal markii ay maalintii Talaada ahy ay soo gaarayn wadanka kenya waxaana wax ka waydiiyay ciyaarta ay soo qabaanayaan waxa ay tahay waxaan a ii jawaabay Grasoore Fiidow waxaa Qaba naynaa hal ciyaar oo aad u adak taa oo dhex mari doonto Naadi kasocota Sudan iyo Naadiga Burundia waxayna kadhici doontaa wadanka sudan waxaan kaloo waydiiyay ciyartaan inay tahay luktii ugu horaysay iyo in kale waxa uuna {fiidow } iigu jawaabay maya waa lugtii labaad lukutii hore ee ciyaataasi waxay ka dhacday wadanka Burundi waxaana 2 iyo 0 ku badiyay naadiga EL:Amal eekadhisan wadanka Burundi waxaan ciyaataasi dhex dhexaadinayay Garsoorayaal udhashay wadanka Tanzania Sadaxdaani Garsoore ee soomaalida ah ayaa waxaa lagu wadaa inay caawah ka anba baxaan wadanka Kenya iyagoona kusii jeeda wadanka Sudan oo ay ciyaar kudoo dhex dhexaadin doonaan waxayna dib dalka Keyna ugu spoo noqonayaa 2 bisha fooda nagu soo haysa kadib ayay waxay dib u aadayaan wadanka soomaaliya oo ay hore uga yimaadeyn. Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|













