
|
|
Guddoomiyaha GOS oo xilal cusub magacaabay..Axmed Maxamed Xaashi ayaa loo magacaabay La Taliyaha Gudoomiyaha GOS ee arimaha qurba joogta isboortiga.soomaaliyeed Dhanka kale Cumar Maxamed [Cumar Dheere] ayaa loo magacaabay Wakiilka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Leister Guddoomiyaha Goss Aadan xaaji Yabarow Wiish ayaa wareegtadiisa ku xusan raga uu xilalkaasi umagacaabay inay ugudan danaan si wanaagsan Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|













