
|
|
Horyaalkii 6-aad Ee K/Cagta Heerka Labaad Oo Ka Furmay MuqdishoMUQDISHO: Garoonka Kubadda Cagta ee Dugsiga Booliska (Scuala Polizia) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa looga furay Horyaalkii 6-aad ee heerka labaad [Seria B]2009/10 a iyadoo ay ka qeybgalayaan 8 kooxood. Furitaanka tartankan oo ay ka qeybgaleen mas`uuliyiin ka socota xiriirka kubadda cagta iyo wasaaradda isboortiga ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigay sida loogu baahan yahay in looga qeybqaato marxaladan adag horu socodka howlaha isboortiga gaar ahaan kubadda cagta oo ay sheegeen mas`uuliyiinta Xiriirka iyo wasaaradda Isboortiga Guddoomiyaha XSKC Saciid M. Nuur (Mugaanbe ) iyo Agaasimaha qorsheynta ee wasaaradda dhallinyarad iyo Isboortiga Saacid (Baariyoow).
Ciyaartii furitaanka ayaa waxaa isaga horyimid kooxaha Kesco iyo Dahabshiil , iyadoo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar farsamo iyo asluub ku dheehan waxayna ciyaartaasi ku soo idlaatay waqtigii loogu talagalay iyadoo labada kooxoodba aan kala dhalin wax goolal ah 0-0 ayay ku kala MUQDISHO: Garoonka Kubadda Cagta ee Dugsiga Booliska (Scuala Polizia) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa looga furay Horyaalkii 6-aad ee heerka labaad [Seria B]2009/10 a iyadoo ay ka qeybgalayaan 8 kooxood. baxeen.
Furitaanka tartankan oo ay ka qeybgaleen mas`uuliyiin ka socota xiriirka kubadda cagta iyo wasaaradda isboortiga ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigay sida loogu baahan yahay in looga qeybqaato marxaladan adag horu socodka howlaha isboortiga gaar ahaan kubadda cagta oo ay sheegeen mas`uuliyiinta Xiriirka iyo wasaaradda Isboortiga Guddoomiyaha XSKC Saciid M. Nuur (Mugaanbe ) iyo Agaasimaha qorsheynta ee wasaaradda dhallinyarad iyo Isboortiga Saacid (Baariyoow).
Ciyaartii furitaanka ayaa waxaa isaga horyimid kooxaha Kesco iyo Dahabshiil , iyadoo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar farsamo iyo asluub ku dheehan waxayna ciyaartaasi ku soo idlaatay waqtigii loogu talagalay iyadoo labada kooxoodba aan kala dhalin wax goolal ah 0-0 ayay ku kala baxeen.
Xafladda furitaanka Horyaalka 6-aad ee Seria B oo si wanaagsan ku dhacday iyadoo ay qeyb weyn ka qaateen Bambeyda Ciidanka Booliska iyo kooxaha, waxaana daawashada ciyaarta ka qeybgalay mas`uuliyiin isboorti iyo taageerayaasha kubadda cagta.
Captain-kii ugu horeeyay ee xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Khalaf Aadan [Shongole] ayaa wuxuu ka hadlay sida mar walba loogu baahan yahay in isboortiga looga shaqeeyo wuxuu tibaaxay in isboortiga Soomaaliya loo soo maray dadaal weyn sidii looga dhigi lahaa mid sare mara bahda maanta wuxuu kula dardaarmay inay ka sahqeeyaan dhiirigelinta isboortiga , wuxuuna Shongole ugu danbeyn laaday kubaddii furitaanka tartanka.
Captain-kii ugu horeeyay ee xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Khalaf Aadan [Shongole] ayaa wuxuu ka hadlay sida mar walba loogu baahan yahay in isboortiga looga shaqeeyo wuxuu tibaaxay in isboortiga Soomaaliya loo soo maray dadaal weyn sidii looga dhigi lahaa mid sare mara bahda maanta wuxuu kula dardaarmay inay ka sahqeeyaan dhiirigelinta isboortiga , wuxuuna Shongole ugu danbeyn laaday kubaddii furitaanka tartanka.
|
International Headlines
|













