
|
|
Jose Bosingwa , Michael Essien inay diyaar uyihiin kulan Inter..
Jose Bosingwa iyo Michael Essien oo labada dhaawc kaga maqnaa ayaa waxaa lasheegayaa inuu caafimaadkooda aad usoo wanaag sanaadeyn waxayna sheegeyn inay diyaar uyihiin inay ka qayb qaataan kulanka adak ee naadigooda laciyaari doonoto naadiga Inter Ciyaaryahan Michael Essien ayaa ku dhaawacmay koobkii African Nations Cup oo dhwaantan lagu qabtay wadanka Angola 27- ayaa waxa uu ka dhaawacmay anqowga kulan adak oo dhex marayay Xulalka Ghana iyo Ivory Coust Ciyaartoy dhowr ah oo naadiga ka dhaawacmay ayaa waxay wararka shegayan inay diyaar uyihiin sida Bosingwa, Yury Zhirkov iyo Deco Balse la arki doono naf xumada naadiga baryahani danbe kusoo habsatay qay ka badlaan. Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|













