
|
|
Madax uu hogaaminayo Gudoomiyaha GOS Oo Kormeer kutagay xarubta ay Saminarka kuqaadanayaa Tababarayaasha..
D madaxda uu oo wiish horkacayay ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Olambikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax Guddoomiye ku xigeenka XSKK C/Casiis Godah iyo Kaaliye Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed K/Koleyga Cabdi Cabdulle Baasaale Gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Gacanta Maxamed Xuurshe Xasan {Eenow} ujeedada kormeerkooda ayaa waxa uu ahaa sidii ay u la socon la hayeen Qaabka uu usocta tababarak tababarayaasha kubada koleyga iyo sida ay cashirada uqaadanayaan macalimiintaasi.
tababarakaan oo ah tababar siwayn u an facayo macalimiinta xiriirka soomaaliyeed ee kubada kolyga ayaa maalin walbo waxaa halkasi cashiro ay siway ula riyaaqaan macalimiinta soomaliyeed ee kubad koleyga kusiiya Qabiiro siwayn looga tix galiyo ciyaraha Baskedka waxaana kamid ah macalin R Owino oo ka socda [FIBA Instructor} iyagoona tababarka qaataan galinka hore galinka danbane ay kuqaabaan garoonka dhaxdiisa Booqasha ay booqdayn madaxdaasi tababarka tababarayaasha kubada koleyga goobta ay tababarka kuqaadanayaan ayaa waxay farxad utaha maclimiinta tababarka lasiiyano iyagoona kaga madax celinyay sida wanaag san ay ula socdaa qaabka ay tababarka uqaadanayaan Dhanka kale ciyaar Saaxibtinimo oo Kubadda Koleyga ah ayaa waxay dhexmartay Ciyaartoydii Cuslaatay ee Jabuuti iyo Tababarayaasha Soomaaliyeed waxayna soo bandhigeen ciyaar aad u xiiso badan iyadoo waqtigii loogu talagalay ciyaarta ay ku soo idlaatay 38-50 oo ay guusha ku raacday Tababarayaasha Soomaaliyeed , waxaana daawashada ciyaartan ka qeybgalay mas`uuliyiinta GOS, Mas`uuliyiinta Xiriirka Kubadda Koleyga Jabuuti iyo Marti Sharaf.iyo macali miintii cashirada Saminarka bixinaysay iyadoona tababarayaasha soomaaliyeed is way ugu mahad caliyeen qaabkii wanaag sanaa ay ugayaareen ciyaarta iyagoona sheegay ciyaartooda inay Qaayb ka ahayd cashirada lasiinayay .. Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone: +254-713355721
|
International Headlines
|













