
|
|
Madaxda isboorti ee soomaaliya oo ciyaar soo dhawayn ah loogu Qabtay dalka Djibouticiyaartaani marka laga reebo soo dhawaynta lagu soo dhawaaynayo Masuuliyiinka isboortiga ee soomaliya ee ku sugan dalka waxaana sidoo kale ciyaartaasi logu tala galay inay ka faa ii daystaan Tababarayaasha soomaalida ah oo saminerka uga socda dalkaasi
Ciyaartaasi masuuliyiinka Gos ee dalka Djabouti Sidoo kale Gudoomiyha Xiriirka Baskedka Dalka Djabouti Mr. Axmed Daahir isagoona maruu halkaasi kahadlayay uu sheegay inuu xiriirka Kubada kolyga dalka Djabouti uu diyaar uyahay waxa walbo ay uga baahdaan xiriirka kubada kolayga somaaliya uu diyaar ula yahay. Ciyaartii soo dhawayta ahay ay dalka Djabuoti walaalodooda soomaalida ah ugu tala galayn ayaa waxaa ciyaarayay kooxaha kala ah Layrka iyo Gulf waxayna labadaasi kooxood aya soo ban dhigayn ciyaar qanciso dadkii loogu tala galay iyadoona ciyaartaasi waqtigi logu tala galay ay kusoo idlaatay 5o oo ay kayn sadeyn kooxoodii Gulf iyadoona kooxda Layrkaay kaynsatay 46 sidaana waxay guusha ay kuraacday kooxdii Gulf madaxdii isboorti ee ciyaartaasi daawanaysa ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiye ku xigeenada GOS Duraan Axmed Faarax iyo Xasan Cali Cabdi [Xasan Elman], Guddoomiyaha XSKG Maxamed Xuurshe Xasan {Eenow} Guddoomiyaha xiriirka Ciyaarta Feerka Xaaji Colow, Kusimaha Guddoomiyaha XSCF Marwo Khadiija, Guddoomiye ku xigeenka XSKK C/Casiis Godax,Xoghaye ku xigeenka XSKK Cabdi Cabdulle Basaale,Ciyaaryahanadii hore , Calli Xasan iyo Seyga Ruushka ,C/qani jeenyo , Khabiirka R. Owino,Tababarayaasha K/Koleyga Soomaaliyeed iyo mas`uuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Koleyga Jabuuti.iyadoona ciyaartaasi ku idlaatay Qosal iyo Fardax Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone: +254-713355721
|
International Headlines
|













