
|
|
Man united Carling Cup kuguulaysatay....
Aston Villa 1 Friedel 24 Cuellar 29 Collins 5 Dunne 25 Warnock 8 Milner 19 Petrov 6 Downing 11 Agbonlahor 18 Heskey 7 Young A Man Utd 29 Kuszczak 21 Rafael 23 Evans 15 Vidic 3 Evra 25 9 Berbatov 7 Owen ciyaarta ayaa waxay ku bilaabatay weerar iyo weerar celis iyadoona labada kooxood ay isku hayeen naadiga Aston villa ayaa waxaa usuura gashay inay goal rigooya ahaa kaga naxsato naadiga Man united daqiiqadii 5 aad ee ciyaarta waxaana ku dhaliyaya ciyaaryahan Milner balse man united ayaa wax yar kadib waxaa u barar bareeyay ciyaaryahan Micheal owen daqiiqadii 13aad iyadoona nuskii saac ee ugu horeeyay laga kala nastay 1.iyo 1 markii laysugu soo noqday ciyaarta nuskii danbe ayay naadiga Man united weeraro aan kala joogsi lahayn ku qaaday goosha naadiga Aston villa waxaana usuura gashay daqiiqadii 76aad inuu goolka guusha udhaliyo ciyaaryahan Weyn Rooney oo ciyaarta badan kusoo galay iyadoona naadiga Man united ay lahoyatay koobkii Carling Cupka labada naadi inta jeey ay wada kulmayn laga soobilaabo sanadkii 2000 10/02/2010 Aston Villa 1 - 1 Man Utd 12/12/2009 Man Utd 0 - 1 Aston Villa 05/04/2009 Man Utd 3 - 2 Aston Villa 22/11/2008 Aston Villa 0 - 0 Man Utd 29/03/2008 Man Utd 4 - 0 Aston Villa 05/01/2008 Aston Villa 0 - 2 Man Utd 20/10/2007 Aston Villa 1 - 4 Man Utd 13/01/2007 Man Utd 3 - 1 Aston Villa 07/01/2007 Man Utd 2 - 1 Aston Villa 23/12/2006 Aston Villa 0 - 3 Man Utd 17/12/2005 Aston Villa 0 - 2 Man Utd 20/08/2005 Man Utd 1 - 0 Aston Villa 22/01/2005 Man Utd 3 - 1 Aston Villa 28/12/2004 Aston Villa 0 - 1 Man Utd 15/05/2004 Aston Villa 0 - 2 Man Utd 04/01/2004 Aston Villa 1 - 2 Man Utd 06/12/2003 Man Utd 4 - 0 Aston Villa 15/03/2003 Aston Villa 0 - 1 Man Utd 26/10/2002 Man Utd 1 - 1 Aston Villa 23/02/2002 Man Utd 1 - 0 Aston Villa 06/01/2002 Aston Villa 2 - 3 Man Utd 26/08/2001 Aston Villa 1 - 1 Man Utd 20/01/2001 26/12/2000 Aston Villa 0 - 1 koox kasto kulamdii ugu danbeeyay oo ay ciyaartay. Aston villa 24/02/2010 Aston Villa 3 - 1 21/02/2010 Aston Villa 5 - 2 14/02/2010 10/02/2010 Aston Villa 1 - 1 Man Utd 06/02/2010 Tottenham 0 - 0 Aston Villa 30/01/2010 Fulham 0 - 2 Aston Villa Man united 23/02/2010 Man Utd 3 - 0 West Ham 20/02/2010 Everton 3 - 1 Man Utd 16/02/2010 AC Milan 2 - 3 Man Utd 10/02/2010 Aston Villa 1 - 1 Man Utd 06/02/2010 Man Utd 5 - 0 31/01/2010 Arsenal 1 - 3 Man Utd Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|
















