Man united ,Real .iyo Liverpool oo guulo gaaray...

naadiga Man united ayaa lawareegtay Hogaanka horyaalka Premier League dalka ingiriska kagadaal markii ay habaynkii xalay ahayd laciyaartay naadiga Qaybta hoose kasoo hogaaminayso Horyaalka ee Portsmuoth waxayna kugaraacady 5 iyo waxaba sadax kamid ha goolashaas waxay ahaayeen kuwo ay iska dhaliyeen ciyaartoyda Portsmuoth labada kalana waxaa udhaliyay Barbatov iyo Rooney iyadoona sidaas ay kusoo idlaatay ciyaartii

dhanka kale ciyaar aad uxiisa badan ayaa waxay dhexe martay naadiyada Liverpool iyo Everton iyadoona ay ku soo idlaatay 1 iyo 0 waxaana ku awood roonaatay naadiga Liverpool goolka guushana waxaa liverpool usaxiixay ciyaaryahan D.kyut waxaana labada kooxoodba rooso kaqaatay min hal ha ciyaartoy

sidoo kalae naadiga Real madrid ayaa iyana gool farxad badan ku abuurtay kagaartay kulankii xalay ay laciyaarta naadiga kooxda Espanyol iyadoona kaga adkaatay 3 iyo waxaba waxaana goolasha udhaliyay xidigaha kala ah Ramos ,Kaka ,iyo Higuain iyadoona sidaa ay kusoo idlaatay ciyaartaasi

sidoo kalae Barcelona ayaa 2 iyo 1 dirqi ah kaga adkaatay naadiga Naadiga Getafe iyadoona Barcelona ay goolasha udhaliyeen Misse iyo Xavi walow ay laca ciyaartoy roose kaqaatayn kuwaas oo kala ah G. Piqué ,R. Marquez iyadoona Barcelona isku jaha wareertay.

 

England - Premier League

 

Liverpool 1 - 0 Everton

 

Bolton W. 0 - 0 Fulham

 

Burnley 2 - 1 West Ham U.

 

Hull C. 2 - 1 Manchester C.

 

Manchester U. 5 - 0 Portsmouth

 

Stoke C. 3 - 0 Blackburn R.

 

Sunderland 1 - 1 Wigan Athletic

 

Tottenham H. 0 - 0 Aston Villa

Italy - Serie A

 

Palermo 2 - 1 Parma

 

Livorno 1 - 1 Juventus

 

Spain - Primera Division

 

Valencia 2 - 0 Valladolid

 

Barcelona 2 - 1 Getafe

 

Real Madrid 3 - 0 Espanyol

 

Germany - Bundesliga I.

 

 FC Cologne 3 - 3 Hamburger SV

 

Bochum 1 - 1 Bayer Leverkusen

 

Freiburg 0 - 0 Schalke

 

Hoffenheim 2 - 1 Hannover

 

Wolfsburg 1 - 3 Bayern Munich

 

Nurnberg 1 - 2 Stuttgart

 

France - Ligue 1

 

Boulogne 0 - 2 Montpellier

 

Grenoble 5 - 0 Auxerre

 

Lens 2 - 1 Le Mans

 

Nice 1 - 1 Lille

 

Paris S.G. 0 - 3 Lorient

 

Sochaux 1 - 1 Nancy

 

Rennes 4 - 2 Bordeaux

 

kulama maanta iyo caawah...

 

England - Premier League

 

13:30 Birmingham C. ? - ? Wolverhampton W.

 

16:00 Chelsea ? - ? Arsenal

 

Italy - Serie A

15:00 Atalanta ? - ? Bari

 

15:00 Bologna ? - ? AC Milan

 

15:00 Genoa ? - ? Chievo

 

15:00 Inter Milan ? - ? Cagliari

 

15:00 Lazio ? - ? Catania

 

15:00 Siena ? - ? Sampdoria

 

15:00 Udinese ? - ? Napoli

 

20:45 Fiorentina ? - ? AS Roma

 

Spain - Primera Division

 

17:00 Almeria ? - ? Sporting Gijon

 

17:00 Athletic Bilbao ? - ? Xerez

 

17:00 Malaga ? - ? Deportivo La Coruna

 

17:00 Mallorca ? - ? Villarreal

 

17:00 Osasuna ? - ? Tenerife

 

19:00 Zaragoza ? - ? Sevilla

 

21:00 Racing Santander ? - ? Atletico Madrid

 

Germany - Bundesliga I.

15:30 Mainz ? - ? Monchengladbach

 

17:30 Borussia Dortmund ? - ? Eintracht Frankfurt

 

France - Ligue 1

17:00 Saint-Etienne ? - ? Monaco

 

17:00 Toulouse ? - ? Lyon

 

21:00 Marseille ? - ? Valenciennes

 

Yusuf Hussein Hassan [Huudda]

yuusuf504@hotmail.com

Cell Phone: +254-713355721

Nairobi - Kenya