Man Utd, Chelsea oo isku haysta Franck Ribery..

Naadiyada kubada cagta ee Man Utd, Chelsea ayaa isku garbinaya weerar yahanka xulka Qaranka dalka Faransiiska iyo kooxda kubada cagta ee Bayern Munich Franck Ribery

 

Macalinka layliya kooxda kubada cagta ee Chelsea Carlo Anceloti ayaa waxa uu doonayaa inuu is hortaago soo iibitaanka ay naadiga Man united ay soo iib sanayso ciyaaryahan Franck Ribery

 

Ciyaaryahan Franck Ribery ayaa mudoo yinkii danbe hadal hayntiisa suuqa kala iibsiga kubad nayd inkastoo naadiyo dhoor ah ay doonayaan sida Barcelona Real Madrid Juvantus iyo kuwa kale

 

Ciyaaryahan Franck Ribery ayaa waxaa isga ka go, an inuu katago xili ciyaareedka soo socda naadiga ka ciyaarta horyalka Germalka ee Bayern Munich inkastoo oo uu carabka ku dhufan kooxdii uu kubiiri lahaa xiliciyaareedka soo socda

 

Balse la arki doonee kooxdii uu kubiiro xili ciyaareedka danbe ee soo socsa

 

Yusuf  Hussein Hassan [Huudda]

 

yuusuf504@hotmail.com

 

Cell Phone: +254-713355721

 

 Nairobi - Kenya