
|
|
Mascherano OO lagu wado inuu qan daraas cusub usaxiixo..
Xidiga khadka dhexe umaamula kooxda kubada cagta ee liverpool Javier Mascherano ayaa waxaa naadigiisa ku qal qaalinaysaa inuu qan daraas cusub usaxiixo Macalinka layliya kooxda kubada cagta ee Liverpool Fareal Benetaz ayaa waxa uu doonayaa inuu ciyaaryahanka Javier Mascherano uu kusii xifdiyo Garoonka Anfield inta ka harsan Mustaqbalkiisa Mascherano oo naadiga Liverpool kaga yimid naadiga West ham ayaa laf ahaan tiisa ku faraxsan inuu lasii joogo naadiga ilaa uu kula guulaysto koobka horyaalka Premier League wallow lagu wado inuu maal maha soococda uu qandaraas cusub uu u kor dhiyo naadigiisa sidoo kale naadiga ayaa waxaa doonaysaa inay heshiiska u kor dhiso Gool hayaheeda Jose Reina iyadoona dhawantan inta badan ciyaartoydeeda Qan daraas kawada saxiixatay waxaana kamid ah xidigah ay kasaxiixatay heshiiska cusub Fernando Torres, Steven Gerrard, Daniel Agger, Martin Skrtel, Dirk Kuyt, Ryan Babel Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone+254-713355721
|
International Headlines
|













