Naadiga Dahabshiil oo kuguulaysatay koobka Superkaabka..

Koobkaani oo ah koob sanadkiiba marlooqabto dhalinyarada soomaalida ah oo ku nool Qorbaha iyadoona sanad walbo markii laqabto oo ay isku arkaan dhalinyaro soomaaliyeed ee Qurbaha kunool koobkaan aya waxaa sanad walbo ku kulmo kooxo soomaaliyeed oo aad u adak oo ka kala yimaado Qaarada Yurub Gaar ahan Nother America iyo Canada koobkaani ayaa waxaa sanad walbo lagu arkaa ciyaartoydii cuslaatay oo bari samaadkii garoomada ka ciyaari jiray iyo kuwo iyagan aad u dayar

sanadkaa koobkaani waxaa jilbaha umudatay naadi kucayaaraysay magaca Dahabshiil

 

 

 

Yusuf  Hussein Hassan [Huudda]

yuusuf504@hotmail.com

Cell Phone: +254-713355721

Nairobi - Kenya