Navigation
Home
Contact Us
Photogallery





Laanta Afka Somaliya





Sports links
Ciyaaraha
Deeyoo
Elman FC
Garoonka
Ilamos Youth
Kubdda
NBA
SFF
Somaliolympics
Somalisc
UEFA
Somali Links
Aminarts
Banadir City
Banadircity.net
BBC Somali
Bishaaro.com
Boqolsoon.com
Buuloburde.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Halgan.net
Hamarey.Com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Muslim Women
Qaadisiya.com
Saxafada.com
Shabelle.net
Somaliapolitics.com
Somaliweyn.com
SomWay
Soomaalidamaanta.com
SoomaaliNews.com
Universal TV
Youtube Videos
May 12 2008 13:43:14
Google
Man United Oo Horyaalkii 10th Ee Premier League Mudo 16 Sano Ah La Galbatay Iyo AS Roma Iyo Inter Oo Wali Farqaha Isku Dhagan
WIGAN, England (AP)—Manchester United ayaa la galbatay horyaalkii 10th ee Premier League mudo 16 sano ah, markii rigoore ay ka heshay Cristiano Ronaldo goal kale oo ay ka heshay Ryan Giggs ay Wigan 2-0 kula dabaaldagatay horyaalkii sanadkaan.
Giggs Oo Ka Dabatagay Recordkii Xaga Safashada Ee Bobby Charlton Ee Man Utd Iyo Barcelona Oo Rajadeedii God Mugdi Ah Lagu Sii Riday
LONDON, (Reuters) -Giggs, oo ciyaaray kulan dhamaan ololohii looga jiray Premier League-, ayaa shalay markii uu ka soo kacay kursiga keyda qeybtii danbe ee ciyaarta ku soo bareejeeyay record xaga safashada ee uu heystay Bobby Charlton kaasoo ahaa ninka ugu ciyaarah badan kooxda Man United wuxuuna record kaasi ku heystay 758 kulan. Wuxuuna Bobby Charlton oo ciyaarta shalay daawanayay si weyn ugu dabaal dagay markii uu goalka dhaliyay Giggs.
Xidiga Kooxda Inter Figo Oo Lagu Eedeeyay Inuu Dilay Yaanyuur Iyo
ROME (AFP) – rug cadaaga reer Portuguese Luis Figo ayaa waxey eedeyn kulul kaga timid kooxaha u dooda xyuquuqda xayawaanka (animal rights groups) kuwaasoo saldhigoodu yahay dalka Italy markii ay ku eedeyeen inuu si ula kac ah u dilay mulaala (a black cat).
Kooxaha England Oo Boos Dheeri Ah Ka Heli Doona Koobka UEFA Cup Sanadka Soo Socda
LONDON, (Reuters) – Boos dheeri ah ayaa kooxaha English club oo isreebreeb ah waxey ka heli doonaansanadka soo socda koobka UEFA Cup markii horyaalka England uu ugu sara maray ciyaar wanaaga qaarada yurub (Europe’s Fair Play rankings) sidaa waxaa sheegtay UEFA.
Kooxda K/Koleyga HEEGAN oo Ciyaar adag uga badiyay Kooxda FERO
Waxaa garoonka kubadda koleyga 1-da Luulyo Ex- Lugino ciyaar aad u adag oo si weyn loo wada sugaayay ku dhex martay kooxaha K/Koleyga Heegan iyo Fero , ciyaartan oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu ay aad u heer sareysay oo kooxba ay mar hogaanka ciyaarta qabanaysay ayaa markii danbe waxaa ay ku soo idlaatay 47-51 oo guusha ku raacday kooxda Heegan..>>.
KOOXAHA JUVENTUS,MAN CITY IYO REAL MADRID OO SAFARO DALXIIS AH KU SOO GAARAYA ASIA.
Kooxahan reer Yurub ee Juventus, Man City iyo Real Madrid ayaa durbadiiba horay ka shaaciyay inay u socdaali doonaan qaaradda Asia iyagoo sheegay inay halkaasi kulamo kula yeelan doonaan naadiyaasha ka dhisan dalalka China, Thailand iyo Saudi Arabia.
Bishaaro to Somalis in London (SOMALI CHALLENGE CUP tournament is open in Hayes)
WAXAAN OGEYSIINEYNAA DHAMAAN SOOMAALIDA KU NOOL LONDON INAY FURMEEN CIYAARIHII LA MAGAC BAXAY SOMALI CHALLENGE CUP

CIYAARAHAN OO SANAD WALBA LA QABTO WAXAA KA SOO QEYB GALO KOOXO BADAN IYO DHALIYARA BADAN WAAXNU KU DHIIRI GELINEYNAA IN AY DHALINYARADA IYO DAD WEYNAHA SOMALIYEED KA SOO QABGALAAN SANADAKAN 2008
Guddiga qaban qaabada Ciyaaraha ee Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jeddah
Warbixnta : Tartankii Koobka Dibuheshiisiinta .

Tartankii koobka Dibuheshiinta oo si habsi leh ugu socda Garoomada Sharbatly .
taariikhdu markey aheyd 09-05-2008 ayey naadiyadu isku arkeen sida soo socota : -
Manchester United Oo Sanadkii 4-aad Oo Isku Xiga Noqotat kooxda Ugu Habtida Badan Aduunka
CHICAGO, (Reuters) – kooxda reer England ee Manchester United ayaa noqtay kooxda ugu hantida badan caalamka waana markii 4-aad oo isku xigta ee ay kooxaha ugu hantida badan ay u saro marto, waxaan hantideeda ay gaareysaa $1.8 billion, iyadoo ka sara martay Spain’s Real Madrid, sida waxaa daabacay wargeyska Forbes magazine.
Taariikhda Kooxda Spanish champions Noqotay Ee Real Madrid Iyo Nelson Mandela Stadium In Port Elizabeth Oo Lagu Ciyaari Doono 2009 Confederations Cup
MADRID, (Reuters) –Taariikhda Real Madrid, ayaan halkaan ku eegi doonaa taasoo haoryaal;kii 31-aad ee Spanish la hoyatay maalintii axad.

Waxaa la aasaasay bishii March 3, sanadkii 1902

Spanish champions waxey qaadatay tiro gaareysa (31) – waxeyna kala yihiin 1932, 1933, 1954, 1955, 1957, 1958, 1961, 1962, 1963, 1964, 1965, 1967, 1968, 1969, 1972, 1975, 1976, 1978, 1979, 1980, 1986, 1987, 1988, 1989, 1990, 1995, 1997, 2001, 2003, 2007, 2008
Page 1 of 30 1 2 3 4 > >>



Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.