
|
|
Rag aan isku moowqif ahayn iyo Gudoomiyha Goss oo booqday Tababarka Tababarayaasha K/Gacanta...
Raga welinayay gudoomiyah Goss oo isku kacsanaa ayaa waxaa kamid ah Xasan maxamed Calin {xasan Diritor} oo ah gudoomiyaha Gabarbka wiilkii dhalay Farax weliye cadow {Sindiko}ee Axmed sindiko Iyo CabdiQani Saciid Carab oo ah Xogayaha xiriirka soomaaliyeed ee kubada gacta Ujeedada kormeerka madaxdaasi iyo Guddoomiyaha GOS ayaa macnaheedu ahayd sidii uu u ogaan lahaa siduu u socda howlaha Tababarka Tababarayaasha iyagoo la kulmay Guddoonka Xiriirka Kubadda Gacanta Macalinka Tababarka bixinayay iyo Tababarayaaasha . Guddoomiyaha XSKG Maxamed Xuurshe Xasan [Eenoow] ayaa ugu horayn waxa uuna kawar bixiyay Qaabka uu tababarka usocda isagoona sheegay inay ku qanasyihiin qaabka uu tababarka ugu socda tababarayaasha kubada Gacanta waxana uu siway ugu madah celiyay GOS ,Olympic Solidarity iyo Dowladda jabuuti oo gacan weyn ka gaystay hirgelinta Tababarkan iasagoona sheegay inay tababarka qaataan maclimiintaasi galinka hore iyo kandanbe gaba gabadii ayaa halkaasi waxaa kahadlay Gudoomiyha goss Aadan Xaaji Yabaroow {Wiish} isagoona amaan balaaran usoo jeediyay Xiriirka soomaaliyeed ee Haanboolka iyo tababarayaasha sida ay uqaadanayaa cashirada waxaa kaloo amaanay maclimiinta Khabiiriinta ah oo cashirada bixinayso isagoona ugu baaqay dhamaan tababarada xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta inay siwayn kaga fa iidaystaa tababarlka lasiinayo Raga booqday Xarunta tababarka tababarayaasha Kubada Gacanta ayaa waxaa kamid ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Guud Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ahna Xiriiriyaha Guud ee Tababarka Tababarayaasha Cabdi Cabdulle Baasaale.
Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone: +254-713355721
|
International Headlines
|













