
|
|
Roma iyo Atletico Madrid oo guulo gaaray…Naadiga Udinese ayaa waxaa lagu yaqaanaa inay hakiso kooxaha waa weyn balse manoqon rajadii xalay oo ahayd hakinta Roma Balse naadiga Roma ayaa bariijisaybood boodkii Udinese Iyadoona naadiaga Roma ay goolasha udhaliyeen ciyaartoyda kala ah M. Vucinic P. Mexes iyadoona ay Roma kaga mahad celisay guushaasi ay gaartay ciyaartoydeeda. AS Roma 2 - 0 Udinese Atletico Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone: +254-713355721
|
International Headlines
|













