Tababarkii Tababarayaasha oo wali Dalka Djibout si habsami leh uga soconaya...

 

waxaa wali dalka Jamuuriyada Jabuuti si habsami leh uga soconaya Tababarka Tababarayaasha Kubadda Koleyga [Couches Clinic Course Level 1] oo ay maagalisay Olympic Solidarity

tabbabarka ayaa tababarayaasha soomalida ah oo kaqayb galaysa tiradooda waxay gaarayaan 20 tababare waxaana tababaraka oo nuuc kasta ukalabaxo waxaa halkaasi kusiinaya Khabiiro ku xeel dheer ciyaaraha Baskedka balse cashirka maanta ayaa waxaa bixinayay macalin R.Owino

Macalin R.Owino ayaa maanta ku farxay si ay tababarka uqaadanaya isagoona sheegay inay macalimiintaa ay yihiin kuwo waayo arag ah waxana intaa kudaray sidii loo siiyo ayay cashirada uqaadanayaa iyasgoona sheegay inay kala liidan Hablaha iyo Raga lasii nayo casharada

  

"Waxaan danaynayno ma`aha inaan tababarno 20 qofood , lakiin waxaan ka sugaynaa inay sameeyaan kumanaan ciyaaryahan oo ku haboon ciyaartan Kubadda Koleyga . Taas ayaana noqon karta wax iyaga Taariikhda u gasha magac iyo sumcad u keenaysa Xiriirka Kubadda Koleyga iyo guud ahaan Isboortiga Soomaaliya.

  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Yusuf  Hussein Hassan [Huudda]

 

yuusuf504@hotmail.com

 

Cell Phone: +254-713355721

 

Nairobi - Kenya

 

|