Wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kalaiib siga ciyaartoyda..

Weerar yahankii kooxda Barcelona Thery Hanry oo u dhaqaaqay koox ka dhisan wadanka Mareekanka taa oo maga ceeda la yiraahdo  Red Bulls
 
32 jirkaani udhashay wadanka Fransiiska oo dhawaan xulkiisa ay ku fa shilmayn Koobka aduuna ee lagu Qabtay wadanka South Africa ayaa imnika waxa uu ka dhaqaaqay naadiga Barca kagadaal markii uu boos joogta ah uu ka waayay isagoona badalso uu ku qanac sanayn ku soo gali jiray gorka Hanry ayaa iminka waxaa uu bilaabayaa nolo usub .
 
 
Ronaldinho oo doonayo naadiga dalkiisa ka ciyaaro.
 
Weeraryahanka naadiga Ac.milan iyo xulka wadanka Brazil Ronaldinho oo iminka ku tamasha lay nayo dalkeesa hooya ayaa waxa qal qaalis ba ani uga shay naadiga Felemango ee ka dhisan dalkiisa hooyo
 
Madaxa naadiga Ac.Milan Barlasconi ayaa wax lal yaabo ku timaamay hadalkaasi kasooyeeray naadiga Felemango ee ka dhisan wadanka Brazil isagoona sheegay inuu Ronaldinho yahay midka kaliyah ay naadiyada nooga cabsadaan ayuu yiri Barlasconi
 
 
 
Anthony Annan oo sheegay inuu laba kooxood mid uu ku biiri doono..
 
Kubada qaabeeyaha xulka Qaranka Ghana  Anthony Annan ayaa waxa uu sheegay inuu laba ka ciyaari doono horyaalka Premier League dalka Engiska
 
 
Annan: Impressed at the World Cup
Annan wacadaro ka dhigay koobkii aduuka ee dhawan lagu qabtay wadanka South Africa isagoona sheegay inbuu labo kooxood mid u dha qaaqi doono kuwaas oo kala ah Chelsea Manchester United.xili ay Qal qaalo ugu jiraan kooxo ka dhisan wadamada Germalka Talyaani iyo spain wallow 23 –jirkaan uu sheegay inuu jecel yahay inuu ka cayaaro horyaalka Premier League
 
 
Yusuf Hussein Hassan (Huudda)
 
yuusuf504@hotmail.com
Cell: Phone: +27835811472
Cape Town - South Africa