
|
|
Wayne Rooney oo helay abaalmarinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii January..
Ciyaaryahan Wayne Rooney ayaa wacdaro kamuujiyay xili yadii lasoo dhaafay horyaalka Premier League dalka ingiriska isagoona noqday wadaha naadiga Man united ninka kaliyaha ee u ahaya isteersada isagoona lasiiyay jaaisada Barclays Race Dhanka kale tababaraha ugu wanaagsan ayaa isna waxaa loo magacaabay tababaraha layliya kooxda kubada cagta ee Everton David Moyes ka gadaal markii uu barii jiyay naadiyo waa wayn oo guulo kagaari jiray naadigiisa isagoona naadigiisa keenay tobanka naadi ay ugu korayso horyaalka Premier League Yusuf Hussein Hassan [Huudda] yuusuf504@hotmail.com Cell Phone: +254-713355721
|
International Headlines
|













